Musharax shalay Kooxo hubeesan weerareen oo goordhaw loo doortay Xildhibaan

Magaalada Garawe ee caasimadda Puntland waxaa maanta ka socota doorashada Xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana halkaasi lagu dooranayaa ilaa lix Xildhibaan. Doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Garawe waxaa ku guuleestay musharax Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux (Maxamed Dheere) oo helay 91-cod halka musharaxii la tartameysay Ruwayda Maxamud Maxamed heshay hal cod … Continue reading Musharax shalay Kooxo hubeesan weerareen oo goordhaw loo doortay Xildhibaan